Madaxweyne Xasan Sheekh maxamud ayaa maanta xilka lawareegay

muqdisho may,23,2022 madaxweyne xasan sheekh ayaa munaasabad heerkeedu sareyo oo kadhacday madaxtgooyada qaran xilka kala wareegay madaxweynaha xilkiisu dhamaday mudane maxamed abdullahi farmajo. madaxweyne xasan ayaa uga mahad celiyay walalkii sida quruxdaban ee xilka ugu wareejiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.