Madaxweyne xasan sheekh maxamud ayaa umagacaabay mudane cabdiraxman cabdishakuur ergayga gaarka ee arimaha abaaraha soomaaliya kadib markuu arkay baaxada iyo culeska ay kala kulamaayan bulshada soomaaliyed abaaha kuhabsaday soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published.