
maanta oo ay Taariikhda tahay 29 .5.2022
Rw Rooble ayaa kala diray guddiyadda heer fedaraal iyo heer dowlada goboleed. War aan ka helnay dad ka agdhow xafiiska Rw rooble ayaa inoo xaqiijiyey in la fasixi rabo kursigii xildhibaaanimo ee hore loo hakiyay agaasimihii hore ee hay’ada nabad sugid qaran Fahad yaasiin