Maanta oo ay taariikhdu tahay 29.5 .2022 madaxweynaha soomaali xasan shiikh maxamuud ayaa masaajidka isbaheysiga islaam kaga qeyb galay jannaasada marxuum C/laahi maxamed shirwac oo xalay ku geeryooday magaaladda moqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published.