maanta oo ay taariikhda tahay 30.5.2022

Agaasimaha guud ee madaxtooyadda JFS iyo wafdi uu hogaaaminaayo

Ayaa gaaray maamul gobolledka koonfur galbeed halkaas oo la filaaayo inuu gaaro madaxweynaha JFS mudane Xasan sheekh maxamuud Wafdiga ayaa hordhac u ah safar la qorsheenaayo inuu ku gaaro Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud, ku tagayo Magaalada Baydhabo halkaas oo uu kulmo kula yeeelan doono madaxweynaha koonfur galbeed mudane C/casiis maxamed laftagareen .

Leave a Reply

Your email address will not be published.