
Maanta oo ay Taariikhda tahay 31.5.22
Wafdi uu hogaaminaaye madaxweynaha JFS mudane Xasan sheekh maxamuud ayaa gaarey magaallada baydhabo. Madaxweynaha soomaali mudane xasan waa safarkiisa ugu horey tan intii la doontay uu ku katago maamul gobolledka koonfur galbeed