
Maanta oo ay taariikhda tahay 31.5.2022
magallada baydhabo oo is diyaarineyso soo dhaweenta madaxweynaha JFS mudane Xasan sheekh maxamuud tan intii ay gaareyn magallada baydhabo agaasimaha madaxtooyada waxaa socday qaban qaabadda soo dhaweynta madaxweynaha JFS