Maant oo ay taariikhda tahay 31.5.2022

madaxweynaha jamuuriyada fedraalka soomaaliyeed mudane Xasan sheekh maxamuud ayaa kulmo is xogwareysi la qaatay madaxweynaha koonfur galbeed iyo odayaasha dhaqanka kulankaaa oo looga hadlaay xallada abaare ee deegaanka iyo sidii la isaga kaashan lahaaa xallada abaare ee ka jira deegaaanka koonfur galbeed

Leave a Reply

Your email address will not be published.