
Maanta oo ay taariikhda tahay 31.5.2022
Ra’iisul wasaaraha ayaaa xarigga ka jaray dugsiga agoonta ciidaanka booliska soomaaliyeed Rw rooble ayaa sanadkii la soo dhaafay dhagax dhigay xaruntaaa cusub oo lagu tala galay in ay wax ku bartaan caruurta agoonta