maanta oo ay taariikhda tahay 2.6.2022

Wafdi uu hogaaminaayo mudane xasan sheekh maxamuud ayaaa gaarey magallada dhuusamareeb halkaaso oo ay ku soo dhaweeyeen bulshada qeybaheeda kala duwan oo uu horkacaayo madaxweynaha galmudug mudane Ahmed kaariye qoorqoor.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *