Maanta oo ay taariikhda tahay 8.6.2022

madaxweynaha koonfur galbeed mudane Abdicasiis mahamed laftagareen ayaa soo gaaray magalada mugdisho halkaas oo la filaayo inuu ugu qeyb galo caleema saarka madaxweynaha JFS mudane xasan sheekh maxamuud .

Leave a Reply

Your email address will not be published.