maanta oo ay taariikhda tahay 8.6.2022

Caawo waxaa Magalada mugdisho soo gaaray madaxweynaha maamul goboleedka galmudug mudane Ahmed abdi kaariye qoorqoor oo la filaayo in maalinta bari uu ka qeyb galo caleema saarka madaxweynaha 10aad ee jamuuriyadda fedraalka soomaaliya .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *