
Maanta oo ay Taariikhda tahay 8.6.2022
madaxweynaha puntland ayaa soo gaaray magaalada mugdisho halkaaso lagu wado inuu ka dhaco caleema saarka madaxweynaha 10aad soomaliya mudane xasan sheekh maxamuud
magalada mugdisho waxaaa saacadihii la soo dhaafay soo gaaray wafuud heer caalami ah oo kala socdo dowlada dariska .