Maanta oo ay Taariikhda tahay 8.6.2022

magalada mugdisho oo laga dareemayo qaban qaabadda caleema saarka madaxweynaha 10aad ee jamuuriyadda fedraalka soomaaliya oo la filaayo in maalinta bari ka dhacdo magaalada mugdisho .

caleema saarka madaxweynaha waxaa la filaayaa in ay ka soo qeyb galaan wufuud heer caalami oo ka kala socdo dowladda saaxiibka la ah dowladda fadraalka soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.