Maanta oo ay taariikhda tahay 9.6.2022

waxaa maanta magaalada mugdisho soo gaaray Ra’iisuul wasaaraha dalka masar waxaan garoonka ku soo dhaweeyay Ra’iisuul wasaaraha soomaaliya mudane maxamed xuseen rooble .

Ra’iisuul waraaha dalka masar mudane mustafa madbuuli oo uu wehliyo wufuud kale ayaa la filaayaa iney ka qeyb galaan caleema saarka madaxweynaha 10 Jamhuuriyada fedraalka soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.