
Madaxweynaha JFS mudane Xasan sheekh Maxamuud oo wey wehliyan madaxweynaha dowlada-goboledka puntiland mudane Saciid abdullahi deni ayaa maanta oo taarikhdu tahay 22 bisha 10aad 2022 xariga kajaray dekada cusub ee garacad madaxweynaha somali ayaa aad ugu bogaadiyay xukuumada iyo bulshada rer puntiland dadaalka iyo maalkod ey u hureen si ey u hirgasho dakadaan garacad sidoo kale madaxweynaha ayaa maamulada kale ee xubnaha ka ah dowlada fedaralka ayagan ugu baaqan in ey sidaano kale iskugu tashadan