Madaxweynaha JFS Somalia mudane Xasan Skeekh Maxamuud ayaa galabtay booqosho kutagay dalka jabuuti madaxwwynaha ayaa halkaa kaga qeyb galaya shir looga hadloyo isbedalka cimilada iyo abaaraha soo noqnoqda ee aafeyay gobolka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *